Madaxweyne Xasan Sheekh oo maanta Safarkii ugu horeeyay uga baxaya Muqdisho

Madaxweynaha cusub ee dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta safarkii ugu horeeyay uga baxaya magaalada Muqdisho tan iyo markii dib loo doortay 5-kii bishan May. Xasan Sheekh ayaa kusii jeeda magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee maamulka Koonfur Galbeed, waxaana shalay magaaladaasi gaaray wefdi horudhac u ah safarka uu ku tagayo magaaladaasi. Qaban … Continue reading Madaxweyne Xasan Sheekh oo maanta Safarkii ugu horeeyay uga baxaya Muqdisho